Caadada xun dabeecad qalafsan miyay keentaa

Su’aasha: Intaan Siigada Bilaabin Waxaan Ahaa Qof Aad Ufaraxsan Ama Udhoola-cadeeya Markaan Arko Dadka Cadhoonaya Ama Xanaaqsan Waan Layaabi Jiray Waxaan Ahaa Qof Aad Udabeecad Fiican Laakiin Markaan Siigada Bilaabay Een Waliba Iska Joojiyay Siigada Waxaan Noqday Qof Dabeecidiisii Isbadashay oo-lasoo Baxay Dabeecad Xun waxaanan Lamid Noqday Dadkii Aan La yaabi Jiray Markaan Arko iyagoo […]
Qofka biyaha maalintii imisa liitar baa ku filan

Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Biyaha Cad Aad Ucaba Maalintii Ilaa 20litir iyo Wax Kabadanba Waan Cabaa Sidoo Kale Kaadi-daydu Waa Saaid Musqusha Maalintii Waxaan Galaa 40 jeer Hadayna Kabadnayn Sidoo Kale Dadka Aan Wada-Shaqayno Waxay iyeedhdiin Kaadi Badanidaa Ma Kalyo Xanuun Ayaad Leedahay Markaa Kaadida Badan Astaan Miyay Utahay Kalyo Xanuunka Mise Biyaha Badan Een […]
Shaqada musqulaha cudur miyaa laga qaadaa

Su’aasha: Suuli (musqul) Qofku Miyuu Kashaqayn Karaa Mise Waa Shaqo Laga Fiican Yahay Inaa Laga Shaqeeyo Sidoo Kale Qofka Musqusha Kashaqeeya Xanuuno Miyuu Ka Qaadi Karaa Sidoo Kale Caafimaadkiisa Waxyeelo Miyay Soo Gaadhsiinaysaa Fadlan Faahfaahin Dheeri Ah Iga Soo Sii Thank-You Jawaabta: Haddii shaqo kale aad heli karto waxaa kuu fiican inaad ka tagto shaqada […]
24 Jir baan Ahay guurna waa rabaa dareen ma hayo

24 Jir baan Ahay guurna waa rabaa dareen ma hayo Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Dareenkiisii Dabeeciga Ahaa Aad U-Hooseeyo Hada 24 Jir Ayaan Ahay inaan Guursado Ayaan Rabaa Xitaa Hadaan Gabadh Shukaansado Dareenkaygii dabiiciga Ahaa Ma Jiro Waxaana iigu Wacan Waxaas Waa Siigada Hada Lakin Waan Iska Joojiyay Mudo Labo Sano Ah Markaa Dareenkaygaa Dabeeciga […]
Irbadda Platelet Rich Plasma xubinta dumarka wax dhalay ma yaraysaa

Su’aasha: Asc wrbk wallo marka hore wn idin salamay marka xigta wxn idiin waydinaya wallo irbada hoosata laka galiyo qofka ee magaceed layidha p0latet rich plasma hoosta laku yareyo qofka caruur dhalay loso gabiyay prp wx dhiba may keenta faa,idana maxay leedahy waad mahadsanthiin. Jawaabta: Platelet Rich Plasma waa hab cusub oo lagu daaweeyo jirrooyin […]
Riyada dad badan lala dabaalanayo

Su’aasha: Riyo dabasha dad badan lala dabalanayo biyo badan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in dad aad dhex gali doonto oo aad wax la wadaagayso shaqo ama ganacsi ama wax kale oo aad wax ka faa’idayso, guud ahaan riyada waa riyo fiican.
17 jir ayaan ahay lafaha dhexdooda ayaa i xanuunayo

17 jir ayaan ahay lafaha dhexdooda ayaa i xanuunayo Su’aasha: Asc walaalayal waxaan qabaa su aal dr waxaan ahay wiil 17 jir hadana caato Ah caatada waxa ii dheer waxaan dareema marwalba daal joogto ah sidoo kale waxaan dareema lafaha dhexdooda oo ixanuuna tusaale ahaan markaan isyidhaahdo waxqaad gacantu lafta dhexdeeda ayay iga xanuunta sidoo […]
