Siigada iyo koriinka jirka qofka da’da yar

Su’aasha: Asc dr waxaan ahay qof yar oo da dii koritaanka kujira markaa dr habeen kii waxaan seexdaa 1:00Am) habeenimo ilaa ugu danbayn 2:00.Am waxaanan soo kacaa salaada subax markaan soo tukado kuma noqdo hurdo ee waxaan adaa iskuulka sidoo kale maalintii waxaan siigaysta 3 jeer markaa dr Arimahan waa Arimo caado iinoqday markaa dr […]
Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan wiilkayigu wa 8 jir xili kasto hawadu qabawudahay aad u qufaca /dry cough/ marka dhakhtarka wan geeya waxay daawo siiyan /paracetamol & antibiotics syrup/ wax yar bu ku fiicnaada hadana u kusoo laab’ […]
Gudniin suno kabiir la dhaho ma jiraa

Gudniin suno kabiir la dhaho ma jiraa Su’aasha: Wllyaal waxan idiin waydinaa gudniin suno kabiir ladhaho miyaa jiro hooyo markan waydiyay waxay igu dhahday suno kabiir ayaa tahay marka majiraan gudniinkaas Jawaabta: Dhaqanka soomaaliyeed ee qadiinka wuxuu fulin jiray guudniinka fircooniga nooca ugu daran, dumarka da’da ah oo 50 jira gudniinkaas ayaa lasoo marsiiyay, 30 […]
Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo

Su’aasha: Riyo qof saxaradisa cunaya oolestay ilaa eey kadhamato Jawaabta: Riyada waa digniin waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu xaaraan cuni doono, ama xoolo lasoo xaday ama qaab xaaraan ah lagu keenay, sidoo kale qofkaas wuxuu noqon doonaa qof dhuuni ah oo hunguri weyn oo lacag si kaste ku raadinayo, riyada waa digniin waxaa laga rabaa qofka […]
Salaada subax waqtiga aan soo kaco ma dukan karaa

Salaada subax waqtiga aan soo kaco ma dukan karaa Su’aasha: Salaada subax waqtiga aan kasoo kaco ma dukan karaa mararka qaar hurdaa ila tagta markasto ma ahan hadii aan mobileka alarm aan saarto mobileka anoo maqlaayo ayaan damiyaa hurdada ayaa iibaxda talo isiiya. Jawaabta: Haddii aad niyaysato salaadda oo ay hurdo kula tagto way ka […]
Riyada qofka oo duulaya mar diyaarad wax u eg marna gacmaha

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo wax diyaarad u eg saaran oo meel duurduur ah dul sabeynaya marne anoo gacmaheyga ku duulaya iifasira walaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad kor noqon doonto oo meel sare aad gaari doonto riyada duulimaadka waxay tilmaamaysaa awood iyo magac.
Waxaan ku riyoodey gabar guriga lagu dhalay oo hooyadey leh way dhimatay

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey walaalkey xaaskiisi oo horey ufurey oo gurigeena cunug ku dhaleysa kadib aan maqlaayo hooyadeey oo dhaheysa alla gabadha waa dhimatey maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan mashaaakil iyo arrimo murug kuu keenaya arrimahaas waxay lasoo gudboonaan doonaan cidda Ilaahay khayr haka dhigo, waxayna u badan tahay […]
