Riyada magacyo digri iyo salli sida roob usoo da’aya

Riyada magacyo digri iyo salli sida rooba usoo da'aya

Su’aasha: Asc. Walal waxn ku riyoday aniga oo dirid kagan aniga iyo gabar roob aya imanaya waxaso da aya magacyo saliga nabiga swc subxana wal xamduliha wal llaa illaha walahu akbar hadane saliga nabiga ugu dan beyay si bara ayey u qor nayn wn ku so arday waxn qab saday allah meeshi dhan waey nuurtay […]

Midkee nafaqo badan Caanaha Xoolaha iyo qudaarta

Midkee nafaqo badan caanaha iyo qudaarta

Midkee nafaqo badan Caanaha Xoolaha iyo qudaarta Su’aasha: Midkee Nafaqo ahaan Aan U-Isticmaalaa Caanaha Xoolaha Iyo Khudaarta Cagaaran Sidoo Klae Midkuu Labada Jidhku Vitamino Badan Ka Helaa. Jawaabta: Su’aashan horay baa looga jawaabay fadlan hadii aad su’aal soo dirayso marka hore webka ka raadi intaadan soo dirin: Halkaan ka akhriso su’aashaas waa tanaa:   Caanaha […]

Liinta macaan la shiido iyo midda sideeda lagu cuno tee fiican

Liinta macaan la shiido iyo midda sideeda lagu cuno tee fiican

Su’aasha: Waxaan ahay Wiil Aad Ujecel liin macaanta Anu Iyadoo Sideeda Ah Ayaan Ucunaa Dadkuna Waxay igu Yidhaahdiin Marka Lashiido Ama LaRidqo Ayay Kafaaiido Badantahay Marka Sideeda Loo Cuno Fikirkaasi Ma Saxbaa Mise Waa Qalad Sidoo Kale Qofka Imisa Xaboo Liin macaan Ah Ayuu Maalintii Cuni Karaa. Jawaabta: Labadaba waa isku mid haddii aad sideeda […]

Falka qomluud ban sameeyay waana toobakeenay cudur ban ka baqayaa ila taliya

Falka qomluud ban sameeyay waana toobakeenay cudur ban ka baqayaa ila taliya

Falka qomluud ban sameeyay waana toobakeenay cudur ban ka baqayaa ila taliya Su’aasha: scw dr qalad ayan galay nin baa ii galmooday aad baan uga murgay arintaas waana ka towbadkeenay waana markii ugu horyso an qaladkaas sameeyo dhibka i haysta ba wuxu yahay biyaha ayaa gadaal iga galay waxan ka baqayaa cudur inay igu ridan […]

Gabar ku riyootay tartan quraan iyo xiritaan iyo dad xubnaha laga jarayo

Gabar ku riyootay tartan quraan iyo xiritaan iyo dad xubnaha laga jarayo

Su’aasha: Riyo ano waxan arkay ano tartan u galaya quran waxan aqriyay surah al fil almtara codmcn kadib waxan is arkay ano uxiran rux dumara ani iyo dadkale raga waxay goy neysey xubinta taranka waxay naheysatay maqas oo aad bey uqeyliyen mid markay jareyso xarigi wan iskafuray ruxi dadka dhibayay maqas kikuladhagay oo dhuunta ugajaray […]

Nabiga (SCW) nabinimo miyuu ku dhashay

Nabiga (SCW) nabinimo miyuu ku dhashay

Nabiga (SCW) nabinimo miyuu ku dhashay Su’aasha: Sheekh suufi ah Ayan kamaqlay asago leh Nabiga Mohamed csw nabinimo ayu kadashay ruuxi didana gaalnimo ayuu kusiganaya Nabi ayaba oga inu Nabi yahay Mohamed scw marka arrinkan masaxba Mise 40 jir ayuu nabiga Nabi kunoqday scw. Jawaabta: Haddii qadarka Alle laga hadlayo taas waa gooni, qof kaste […]

Naag loogu sheegayo riyada ilmaheeda inay dhinteen

Naag loogu sheegayo riyada ilmaheeda inay dhinteen

Su’aasha: Qof xaasa oo kuriyotay labo wiil oo kadhashay ee la ishegay geeridoda halmar waxana u shegay niman eesan garen oo sharad cad sita aad u ilmeysay ooysay uooyday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay warar murugo xambaarsan lasoo gudboonaan doonaan gabadhaas murugtaas waxay sabab u noqonaya rafaadka reerka ama ninka, wayna dhici kartaa cagsi inay […]