Wamaxay riyada anoo guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo

Wamaxay riyada anoo guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo

Su’aasha: Asc wan kusalanay salamy Dr inta kadib Waxa kuriyoday ano guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo riyada fasirkeda maxay tahay mahadsanid. Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono waxaa dhici karto inaad shaqo hesho ama inaad safar gasho, ama inaad xiriir dad la samayso, arooska guud ahaan waa isbadalka nolosha, mararka qaar wuxuu […]

Waxan Ku Riyoday Madaxwaynaha Ruushka Buutin

Waxan Ku Riyoday Madax Waynaha Ruushka

Waxan Ku Riyoday Madaxwaynaha Ruushka Buutin Su’aasha: ASC gudomiye wan Ku slaamayaa : Waxaan Ku riyoday madaxweynaha Rushka oo an arkay Misana Wu jifay madaxweynaha Wu jiifaa camal Wana arka inu jifanayo fananad cad iyo surreal brown ah buu watay waxana la jifey dad kale. Jawaabta: Gudoomiye waan kaa qaaday, riyadan waxay tilmaamaysaa inaad jago […]

Xaas baan qabaa ma kacsato waa ii diidaa sariirta

Xaas baan qabaa ma kacsato waa ii diidaa sariirta

Su’aasha: Waxaa qabaa xaas dhibteedu fircooni waa isma daryeesho hadaa u baahdo ima siiso caruur bay ii haysaa baryo ayaa uga dhalay haday uur qaadana ima siiso hadaa cunaqabateeyo iima baahato xataa sanado in aanu wadahal ayaa laga yaabaa mana ahi qof ku liita sariirta maxaa looga maarmi karaa dhaqaale mid labaadna mahaye ? Jawaabta: […]

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa Su’aasha: Asc wr wbrk wallo waxan idin waydiyay kininka caruurta lasiyo ma fiican yahay ee magacisa layidha forever kids Jawaabta: Kaniinigan Forever Kids wuxuu ka mid yahay vitaminada hal meel laysugu keenay, wuxuu wataa dhowr vitamino oo jirka u roon iyo koriinka ilmaha oo ay mid […]

Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo

Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo

Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo Su’aasha: ASC Wll sidee qofka looga dhigi karaa ama u noqon karaa qofka faham sareeya haddii ay tahay xagga Cilmiga, xariirka bulshada, xalinta khilaafyada iyo caqabadaha, IWM. Qaabkee uu ku noqon karaa qofka binu-adaamka ah mid fahamkiisa aad u balaadhan . Sharxaad nadiif ah […]

Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay

Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay

Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay Su’aasha: Asc daruur gabar baa aabaheed nin 55 jir ah siiyay iyadana waxey jirtaa 20 sano ninkii gabadhii muusan bikro jabin 2 bilood buu lajogay kadibna wuu katagay safar buu ka aaday marka gabadha markasto ey istiraahdo wac ninka wuxu […]

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo Su’aasha: Asc dr Alle haku dhawro dr waxaan kuwaydiin lahaa geedka (QAMUUN SOMALIDA) waa geed lakariyo oo sida shaaha loo kariyo markaa geedkas waan cabaa maalintii haaf koob ayaan kacabaa kadib waxaan isku Arkaa (kacsi badan) sidoo kale (awood badan) sidoo kale biyaha taranka ama (manida) oo aad […]