Riyada qofka asagoo sonkor cunaya

Su’aasha: Asc walal xalay waxan ku riiyooday anoo Sonkor caadi ah dhowr jeer ayan hambaday markaa maxay noqon karta cunista sonkorta riyada dhexdeeda. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku farxayso waxay noqon karaan waxyaalahaas lacag ama wax kale qiima badan leh oo naftu ka hesho, guud ahaa waxyaalaha macaanka la cuno […]
Mar kastoo quraan akhris aan bilaabo waxaan soo xasuustaa gabadh aan aqaano

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxa jirta arrin aan aad ulayaabay arrintaasoo ah markasta oo aan bilaabo akhriska qur,aanka gaar ahaana suuratul axzaab waxaan soo xasuustaa gabadh aan illaa yaraantii aqoon is kulahayn oo aanu madarasad wada dhiganjirnay,, xataa mararka qaar markaan taraawiixda tukanayo qur,aankana cod macaan lagu akhrinayo way i hor imanaysaa! Muddo laba sano kahor […]
Jareyska iyo cudurada jirka waxyaalaha ka dhexeeya

Su’aasha: walaal markaan xanaaqo ama markaan dad badan hortooda hor istaago ama markaan qof is dagaalno ka bacdi waan jareeya oo waan qarqaraa gacmahayga iyo lugahaygaba walaal arintaa maxaa u sabab ah aidigoo raali mahadsanid. Jawaabta: Jareyska ama qarqarka qofka uu dareemayo markuu xanaaqo ama markuu wax ka baqo sababo kala duwan ayaa keeni kara, […]
Riyada anoo gabar ka dhunkanaya afarta gees ee wajiga

Su’aasha: Sxb waxaan ku riyooday anoo sujuuda labada dhabnood iyo garka ka shuminaayo gabar aan hada is jecelnahay lkn aan kala fognahay isku meel aan wada joogin gabadhaasna dhowr jeer baan ku riyooda ta kale isla riyada dhexdeeda ayaan kaga codsaday inaan dhunkado markaasa afka iga shumi idhahday anna waanka diiday bal iifasir riyadaas sxb […]
Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa

Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa Su’aasha: Sxb mardhexdaas su aal aankuu soo diray igama jawaabin teda kale waxaan rabaa adoo mahadsan inaa su aashan iiga jawaabto ninka haduusan in muddo 60 ama 90 cisho ku biyo bixin xaalad noocee la dhihi karaa waliba isagoon wax siigo ama […]
Riyada anigoo ku dul socda meel dhulka ka koreeysa oo aan ka baqayo ku socoshadeeda

Su’aasha: Asc sxb seetahay wanku salaama waxaan ku riyooday xaley iyadoo nin aabahay saxib la ah aan la socdo aniga iyo ninkana aan ku dul socono alwaaxyo iyo waxyaabo laysku kab kabay anigana aan aad ugu baqayo inaan ku sii socdo ninkuna ileeyahay saas yeel saas sameey ugu dambeyntii meeshii ayaan ka soo dhacay waana […]
Riyada anoo shaqada iska casilay

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxan ahay shaqaale dawladda ushaqeeya waxanan ka shaqeeya xarun caafimaad waxaanan qaabilsanahay xanuunada macaanka iyo dhiigkarka,, waxaan kuriyooday anigoo shaqadii aan hayay iska casilay, muddo kadib ninkii madaxda noo ahaa markuu ogaaaday go,aankayga waa iga diiday is casilaaddii wuxu inu igu yidhi waa inaad shaqaysaa duruuufwalba oo timaaada! Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
