Madinimada inay keento malaga yaabaa dabeecad xumo iyo maseyr

Madinimada inay keento malaga yaabaa dabeecad xumo iyo maseyr

Su’aasha: asc Bahda daruuro waxan ahay nin dhalinyaro ah waxan ladhibanahay kalsooni daro, dabeecad xumo, sidoo kale maseer kali socodna waan ahay sidoo kale waxan ahay nin kaligii meel kuso koray yacnii madi ah wax walaal ah oo dhanka hooyo ah majirto aabe iyo hooyana anoo yar ayay isku dhaceen marka inaad kaligaa sookortay masababtaa […]

Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa

Kitaabka quraanka weyso la'aan mala akhrinsan karaa

Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa Su’aasha: Walaal anigoon Wayso qabin qur,aanka ma akhrisankaraa? Marar badan ayaa dhacda oo aan damco inaan qur,aanka akhriyo anigoon wayso qabin, kadib wan ka joogsadaa, wakhtiyada qaarna waan akhriyaa anigoo bilaa wayso ah. Jawaabta: Marka laga hadlo akhriska quraanka iyadoon kitaabka la taabanaynin taas way bannaan tahay qofka […]

Riyada gabar aan is dagaalnay oon dhowr jeer riyo ku arko

Riyada gabar aan is dagaalnay oon dhowr jeer riyo ku arko

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idi salaamay Ramadan mubarak walalayaal Riyaa iguso noqnoqotay gabar aan qaraabo nahay ayaan isdagaalnay ilaa hadana islama hadalno dhawr jeer baan riyada ku arkay aniga kaliya maahane gabdhaha ila dhashay xataa intasoo jeer bey kuriyooden xaaladeheedana wey kala duwanaayeen aniga iyadoo caadi ah baan kuriyooday abaayada iga yarna iyadoo tuugtamayso […]

Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa

Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa

Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa Su’aasha: scw walalayal gabar aan la qabin jir ban ahay anoo kastuumada xiran ayaa nin geedkiisa igu xoqxoqay isaga katuuma ayuu watay biyihii ayaa ka baxay qoyankooda kastuumada ayay iga hlabeen malaga yaaba sidaas inaan uur ku qaado. Jawaabta: Marka hore falkaas aad sameysay waa fal aad […]

Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa

Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa

Naag ninkeeda qancin waayay furiin ma dalban kartaa Su’aasha: Asc Gabar la qabo caruur badana leh Hadi ninka qancin waayo isbadalna laga waayo gabadhaas ma u banantahay iney furiin dalbato FG xaqa Aabanimo si fcn ayu u gutaa dhibka waa xirirka ninka iyo naaagta ka dhexeeyo dhinac wlba FURIIN MA DALBAN KARTAA? Jawaabta: Haddii ay […]

Riyada islaan duq ah oo dhalinyar noqotay

Riyada islaan duq ah oo dhalinyar noqotay

Su’aasha: Xalay riyo ayaan ku riyooday intaanan riyada ugalin aan ka horraysiiyo warbixin yaroo gaaban oo riyada xidhiidh La leh. Muddo 10 sano kahor ah waxan ka shaqayn jiray dukaan aanu leenahay macaamiisha dukaanka waxaa kamid ahayd islaan(duq) jaarkayaga ahayd, way shaqaysan jirtay oo suuqa ayay alaabo lafadhiisan jirtay. Kadib anigu jaamacad ayaan tagay dhawr […]