Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno

Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno Su’aasha: scw waxan qabaa su’aal ah naagta hadii habeenka aqalgalka dhiig ka imaanin ma suurtagal ba mise way dhici kartaa naagta inaan dhig ka imaanin waqtiga bigrajinta. Jawaabta: Run ahaantii bikaarada ayaa kala duwan sababo badan ayaa keeni kara naagta inuu dhiig ka imaan waayo […]
Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay

Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay Siyaasadda Soomaaliyeed ma sahlana waa dal cadow badan leh waxaa ugu daran cadow wadani iska dhigaya in laguu adeegsado. Wax kaste way qoran yihiin xukunkana Ilaahay baa bixiyo, wuxuu yiri Alle: (قُلِ اللَّهُمَّ مَالِكَ الْمُلْكِ تُؤْتِي الْمُلْكَ مَن تَشَاءُ وَتَنزِعُ الْمُلْكَ مِمَّن تَشَاءُ وَتُعِزُّ مَن تَشَاءُ وَتُذِلُّ مَن […]
Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa

Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa Su’aasha: Wll hadii anigoo safar ah oo gaadhi saaran salaadda wakhtigeedii lagaadho gaadhiguna uu istaagi waayo ama uu marayo meel aan ku habboonayn inuu joogsado salaaddiina sidaa igu dhaafto markaan meeshii aan usocday gaadho hadaan dib kasoo qalleeyo wax dhib ah miyaa kujira. Jawaabta: Sidaas […]
Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay

Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay Su’aasha: asc walalayaa waxaan rabaa inad ii sheegtaa ninka finka dhalfada guska kaga soo baxoo xanuunka badan ma wuxu astaan u yahay qofka inu feeraska aydhiska inu hayo, fadlan iga jaahil bixiya. Jawaabta: Finka xubnaha taranka sababo badan ayaa keeni kara, bakteeriya ayuu ka dhalan karaa, […]
Toobidda ama xijaamada maxay jirka u tartaa

Toobidda ama xijaamada maxay jirka u tartaa Su’aasha: Asc d.m walaha qaaliga ah waxa aan rabay sharaxaad in la iga siiyo dawadii rasuulkeena scw ina baray ee toobniinka faaiidada ay leedahay xanunada ay dawada ka tahay se isha iyo sixirka wax ma ka tartaa mhdsndiiin. Jawaabta: Toobidda (Cupping for the body) waa nooc ka mid […]
Waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay oo lasiiyay markii lasiiyyay waxan laha waa loo dadab galiyay markiiba uur bay yeelatay iyadoo xaamila ah oon leeyay inmoyar weeye ilahayow u fududee foosha ninkiina uu sucuudigii kulaabatay waxan ku dhahay bishii maxuu kuusooo diraa […]
Riyada walaalkeyga oo aan meel ka tuurayo

Su’aasha: riyada waxay aheed wiil iladhashay ilmo habo yar nahay baa waxaan katuuray meel darbi oo zaaid udheereen markaan meshaas katuuray cabaar kadib waxaan dhaha wiilka madhintay hala fiiriyo kadib waxaa laidhahaa waa noolyahay madhiman lkn markaan tuurayay dhimasho ahaan ayaan utuuray oo wu dhintay islaha gadaalna waa kacabsanayay inuu dhinto hadana isla riyada dhexdeeda […]
