Ninkeyga ayaan riyo ku arkay asoo godka suuliga ku dhacaya

Su’aasha:

Walo waxaan xalay ku riyoday ninkeyga o suliga ku jiro oo saxaroonayo aan ugu galaayo suliga si aan ula kac eheen ayaan arkaya asiga iyo saxaradii oo godka sii galeysa.

Ninkeyga ayaan riyo ku arkay asoo gudka suuliga ku dhacaya
Ninkeyga ayaan riyo ku arkay asoo gudka suuliga ku dhacaya

Jawaabta:

Riyadan waa digniin ninkaaga ha iska ilaaliyo arrimaha laga yaabo inay kusoo socdaan, meesha xaarka galo qofka ku dhacayo waa qof ku dhacayo dambi aad u weyn, waliba dambi la xiriira sumcad xumi, marka riyada waxay tilmaamaysaa inuu halis ku dhow yahay oo keeni karta inuu dambi xun galo, musqusha ama suuliga xaarka oo aad ugu gashay waa arrin digniin ah oo dambi iyo xumaan tilmaamysa kuwaas oo soo foodsaaran isaga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More