Site icon Daruur درور

Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa

Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa

Su’aasha:

ninkayga wuxu jecel yahay marka uu istinka samaynayo inuu naasaha iga jaqo, mararka qarkooda caano ayaa kasoo daato wuuna cabbaa waxan maqlay ninka hadu cabbo caanaha xaska nagtiisa way ka furmaysa hooyo ayay u noqonaysaa fadlan jawab.

Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa
Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa

Jawaabta:

Ninka hadduu xaaskiisa caanaheeda cabbo kama furmayso xaaskiisa, culimada mad’habkan qaba ayaa xoog badan, waayo ma aha cunug yar oo caanaha ay lafihiisa ku korayaan.

halkaan ayaad ka akhrin kartaa arrintan oo faahfaahsan

 

Ninkayga Caanaha Naaskayga Ayuu Liqaa Ma Iga Furmaa

 

 

لبن المرأة يؤثر فقط على الطفل الذي لم يتجاوز السنتين، أما من تجاوز السنتين فلا يتأثر باللبن حسب الحديث، وهذا على المذاهب الأربعة الحنفية والمالكية والشافعية. والحنبلية

أو تصبح زوجته مثل أمه حسب مذهب الظاهرية. واستدلوا بحديث مشهور يعرف بحديث سالم مولى أبي حذيفة. يمكنك البحث في الموقع بالتفصيل عن هذه المسائل

Exit mobile version