Site icon Daruur درور

Nin xaaskiisa dalaaq bidci ku furay iyo dalaaq qasab xukunkiisa waa maxay

Su’aasha:

Asc wrx wbrt
Walaal
1 Dalaaqa u horeyay
Qaab sunada wafaqsan bu ku dhacay
Oo uur u igu ogyahay bu igu furay
2 aabahey baa u diray o iga so qaday
Sidu shegay inu qasab uga so qaday o u is badbadinayay
3 habaryartey bu u tagay asoo dacwo iga ah
Aabahey o wadanka nala jogin be wacday intu gurigeda so gaarin aabahey be u dhibtay marku yimid
Dalaaq ba sida loga qaday
Anago jamaac na dhax maray balsa uur iyo caado Midna la helin
4 gaalada dhahay guri gooni iga dajiyay
Debreeshin ba ku dhacay iyo hurda la.an
Waa so baaren wa ka so helen
Wixi a ka shegay
Abtigey bu wacay isla marki galado waden
Abtigey bu wacay Dalaaq bu riday
xaydka 15 april ba ka dhaqday 15 ilaa 30apr ba jamaaca dhacay
3 5nad bu i dalqay 8 bisha 5naad ur ba igu so baxay
Dalaaqa sidaan u dhacay ma dhacayaa?cidadiisa? Ma inta ka dhalaa?
Maxa Dalaaq ah o yaalo
Maxasa baxay
Shukran
Asc wrx wbrt

Nin xaaskiisa dalaaq bidci ku furay iyo dalaaq qasab xukunkiisa waa maxay
Nin xaaskiisa dalaaq bidci ku furay iyo dalaaq qasab xukunkiisa waa maxay

Jawaabta:

Dalaaqa qasabka ahaa haddaan dhahno ma dhicin labo dalaaq baa dhacday hal ayaa u haray, saan su’aashii hore kusoo sheegnay dalaaqa qasabka ah ma dhaco.

Marka hadda wuxuu haystaa hal dalaaq sida hadalkaaga aan ka fahmay, dalaaqa bicdiga waan kuu soo sheegay khilaafka ka taagan.

Ciddada naagta uurka leh waa ilaa ay ka dhashaa, waxaan kula talinayaa dalka aad joogto u tag culimo masjid jooga oo u bandhig xaalkaaga una sheeg qaababka ay u dhaceen dalaaqyada kaddib wixii ay kugu xukumaan qaado, illeen mas’ladahan oo kale waxay ku fiican yihiin in hadal toos ah lagu gooyo.

Exit mobile version