Site icon Daruur درور

Nin aan salaaddiisa ka bixin marka lasoo weeraray masjidka

Sawirkan wuxuu aad uga yaabiyay dad badan ninkan oo aan cararin salaadda ayuu ku jiray marka uu soo galay gaalkii xumaa  masjidka iasgoo soo dilay dad bada.

Nin aan salaaddiisa ka bixin marka lasoo weeraray masjidka
Nin aan salaaddiisa ka bixin marka lasoo weeraray masjidka

camerada ayaa waxay sawirtay nin salaad sunno ku jiro aan u jixin jixn gaalkan foosha xun.

iimaanka ninkan ayaa ka xoog badnaa gaalkan aadka u liitan.

Ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu jannatu alafardow galiyo

Exit mobile version