Site icon Daruur درور

Naag loogu sheegayo riyada ilmaheeda inay dhinteen

Su’aasha:

Qof xaasa oo kuriyotay labo wiil oo kadhashay ee la ishegay geeridoda halmar waxana u shegay niman eesan garen oo sharad cad sita aad u ilmeysay ooysay uooyday.

Naag loogu sheegayo riyada ilmaheeda inay dhinteen
Naag loogu sheegayo riyada ilmaheeda inay dhinteen

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay warar murugo xambaarsan lasoo gudboonaan doonaan gabadhaas murugtaas waxay sabab u noqonaya rafaadka reerka ama ninka, wayna dhici kartaa cagsi inay noqoto haddiii ay dhib ku jirtay dhibkaas inay ka baxdo, Ilaahay khayr haka dhigo.

Exit mobile version