Naag loogu sheegayo riyada ilmaheeda inay dhinteen Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Jan 28, 2022 290 0 Su’aasha: Qof xaasa oo kuriyotay labo wiil oo kadhashay ee la ishegay geeridoda halmar waxana u shegay niman eesan garen oo sharad cad sita aad u ilmeysay ooysay uooyday. Naag loogu sheegayo riyada ilmaheeda inay dhinteen Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay warar murugo xambaarsan lasoo gudboonaan doonaan gabadhaas murugtaas waxay sabab u noqonaya rafaadka reerka ama ninka, wayna dhici kartaa cagsi inay noqoto haddiii ay dhib ku jirtay dhibkaas inay ka baxdo, Ilaahay khayr haka dhigo. Riyada GeeridaRiyada Geerida Ilmaha 0 290 Share