Site icon Daruur درور

Naag ku riyootay iyadoo la jiifto ninkeeda saaxiibkiisa

Su’aasha:

SCW waxan ahay marwo 5 sano ka badan la qabo labo caruur ay haystaa ninkay waa la la’yahay meel uu kudambeeyo lama oga sanado badan kahor waxan ku riyon jiray ninkay saxibkisa aso ila joogo marna ninkay camal ah mar waxan so kacay ano naxsan waxan arkay isagoo galmo ila samaynaya raaxo badan ayan darenay aniga iyo isaga riyada dhaxdeda.

Naag ku riyootay iyadoo la jiifto ninkeeda saaxiibkiisa
Naag ku riyootay iyadoo la jiifto ninkeeda saaxiibkiisa

Jawaabta:

Riyada waxay noqon kartaa wax maskaxdaada kaliya ku wareegsanaya ama inuu shaydaan yahay uu kuu jiidi rabo ninka saaxiibkaaga, ama waxaa dhici karta inuu isaga dhab ahaan kuu guursado, riyada Ilaahay khayrkeeda haku siiyo sharteedana hakaa ilaaliyo.

Exit mobile version