Naag haday ku riyooto ninkeeda oo dabada uga tagayo
Naag haday ku riyooto ninkeeda oo dabada uga tagayo
Su’aasha:
scw hadii naag xaas ah ay ku riyooto ninkeeda oo dabada uga tagayo iyadana aysan diidaynin riyadaas maxaa lagu fasiri karaa?
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay nafteeda dulminayso sidoo kale inay si baadil ah ay u cunayso xaqa dadka kale, sidoo kale fadeexo ayay ku dhacaysaa, waxaa kaloo lagu fasiri karaa inay ka hesho xumaanta iyo fasahaadka waxayna ka fog tahay daacada Alle iyo daacada rasuulka waxaa dhici karto riyada inay tilmaamayso gogoldhaaf, guud ahaan riyada galmada dabada naagta ninkeeda uga tagayo ma fiicna.