Site icon Daruur درور

Maxaan ku kala garan karaa riyadan ku riyooday in ay iga timid xaga ilaahay ama xaga shaydaanka

Maxaan ku kala garan karaa riyadan ku riyooday in ay iga timid xaga ilaahay ama xaga shaydaanka

Su’aasha:

A S C, waxan ku riyooda marar kala duwan riyooyin isku jira fasir koogu qaar u yahay kuwa khayr iyo bishaaro tilmaamaysa iyo qaarna u yahay kuwa dignin ah iyo qaar kalena u yahay kuwa xumaan ah marka sidee baan ku kala ogaan karaa riyada xaga ilaahay iga timid iyo riyada xaga shaydaanka/caleyhi nacla/ iga timid inay tahay
# Ugu dambayn qof Muslim ah lkn cibaadadisa aan ku dadaalayn riyo wanaagsano tilmaamaysa ar’zaaqad, xoolo, caafimaad…. iwm miyu ku riyoon karayaa

Maxaan ku kala garan karaa riyadan ku riyooday in ay iga timid xaga ilaahay ama xaga shaydaanka
Maxaan ku kala garan karaa riyadan ku riyooday in ay iga timid xaga ilaahay ama xaga shaydaanka

Jawaabta:

Riyada shaydaanka wax badan ayaa lagu ogaan karaa waxaa ka mid ah:

Ianay isku qasan tahay

qofka inuu galmo arko markaas isku junuubo markuu asoo kaco.

Riyo cabsi iyo naxdin lala soo boodayo

Qofka aan ciibaadada ku dadaalin waa arki karaa riyo wanaagsan oo bishaaro ah.

Faafaahin dheeraad halkan kala soco

Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto

Halkan ka daawo riyada shaydaanka

 

Many things can be known about the dream of the devil, including:

It is a mixture

A person who sees sex then becomes cum when he wakes up.

A dream filled with fear and horror

A person who does not strive for worship can see a good dream that brings good news.

 

Exit mobile version