Site icon Daruur درور

Maxaa lagu fasiraa riyada taabashada dumarka

Su’aasha:

Waxaan ku riyoodey aniga oo gabar kilyaha kataataabanaya kadib marki aan arkey ineysan wax idhaheyn aan usii dhaadhacay qeybaha kale jirkeeda sida Naasaheeda Iyo afka.

Maxaa lagu fasiraa riyada taabashada dumarka
Maxaa lagu fasiraa riyada taabashada dumarka

Jawaabta:

Taabashada naagta ama gabadha riyo marka lagu arko waxay tilmaamaysaa nolol fiican iyo wanaag aad heli doonto sidoo kale danta aad lahayd inaad gaari doonto, waxaa laga yaabaa inay arintaas noqoto guur, guud ahaan taabashada naagta siiba jirkeeda meelaha dareenka leh sida naaska iyo afka iyo xubinta taranka waa fal ama wax fiican oo ku faraxgaliya aad heli doonto.

Exit mobile version