Site icon Daruur درور

Sababta malabka buluug uu u noqdo

Dadka shidinada xanaaneeyo ee ku nool magaalo ka mid ah dalka France ayaa waxay la yaabeen shinnidooda oo soo saartay malab midabkiisu Bluug yahay, taaso ku kalliftay inay baaraan arrintaas waxa sababkja u ah.

Malabka buluugga oo France lagu arkay
Malabka buluugga oo France lagu arkay

waxay ogaadeen shinnida inay kasoo cuntay qashin laga keenay warshad meesha u dhow oo sameeya shukulaatada, marka  waxaa loo malaynayaa qashinaas inuu sabab u yahay midabka malabka shinida oo buluugga noqday.

Exit mobile version