Linda Armstrong oo ku jirtay dadka lagu dilay masjidka New Zealand
Linda Armstrong waa haweeney u dhalatay dalka New Zealand, waxay soo islaantay iyadoo 60 jir ah.
Linda Armstrong New Zealand
waxay ku jirtay dadkii ku shahiiday masjidka gaalkii argagixisaha weynaa uusoo weeraray.
waxay ahayd qof naxariis badan oo aad ugu kaalmaysa dadka qoxootiga.
Linda Armstrong waxay ahayd qof geesi ah oo aan baqin.
Linda Armstrong
Islaamka marka ay ku qanacday hor ayay ka qaaday iyadoo aan waxba ka baqin