Laacib u dhashay dalka New Zeland ayaa sujuuday markuu dhaliyay gool.
waxaa lagu magacaabaa laacibkan sujuuday Kosta Barbarouses
waxaa la sheegay inuu ku taageerayo muslimiinta lagu leeyay maalinta jimacaha dalkaas.
sawirka laacibka oo sujuudsan waa kan:
