Site icon Daruur درور

Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada

Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada

Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada
Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada

Jaamacadda Muqdisho waxay ka mid tahay jaamacadaha Soomaali ugu fiican, waxay leedahay tayo marka loo eego jaamacadaha kale oo hadda soo baxay.

Guud ahaan soomaali waxay ka fogaatay tacaliinta marka uu dhacay maamulkii hore 1991.

dowladnimada marka ay burburto wadanka wax badan ayaa iska baddalaya.

Jaamacadda umadda ayaa jirtay oo ahayd jaamacadda qaranka oo dhan ka dhexeysa.

Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada
Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada
Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada
Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada

soomaali waxay ka mid ahayd dowladaha Africa ugu fiican xagga waxbarashada.

soomaalida aad bay ugu dadaaleen inay qoraan afkooda, kaddibna u tarjumaan culuum badan afka soomaaliga.

caalamka inta uu horumarka rasmiga bilaabay waa wixii ka dambeeyay 1990.

dowladaha carabta marka aad eegto marka ay soomaali hormarsaneyd dhulka ayay yaalleen

sida imaaraadka iyo sacuudiga iwm.

aqoonta waa iftiin .

dalka waxa lagu dhisi karo waa aqoon.

Exit mobile version