Site icon Daruur درور

Hooyadey waxay ku riyootay ilmo habaryar ay u tahay

Su’aasha:

ASC wll allaha ku barakeyo hoyo waxey ku riyotay ilmo habaryar ey utahy aye utagte wey is salamen waxe dhehen guryaha magali karno aabo ayan ka cabsanena aye dhehen iyadane wey ooynse sa id aye u onesay. Waxe aragte gabadheda oo lug hilib wadato ane iso radi hilib aye dhahde. Shukran Jasakallah

Hooyadey waxay ku riyootay ilmo habaryar ay u tahay
Hooyadey waxay ku riyootay ilmo habaryar ay u tahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo walwal iyo fikir leh inay idin imaan doonaan waliba familka ku saabsan marka khayr Ilaahay haka dhigo.

Exit mobile version