Waxaan maqlay koox culimada ka mid ah oo xalaal ka dhigeysa cunista hilibka waraabaha arintaas ma jirtaa adillo saxan oo tilmaamayso in waraabaha la cuni karo maxaase keenay bal ii faah faahi.
Jawaabta:
Su’aashan mar hore ayaan ka jawaabay, waxaan sheegay in labo qolo ay isku khilaafeen cunista hilibka waraabaha, waxaan kusoo arooriyay labada qolo isku khilaafay waxyaalaha ay daliilsadeen.
Waxaa habboon intaadan su’aal webka usoo dirin inaad baarto su’aasha, haddii ay ku jirto iyo in kale taasna aad bay u sahlan tahay, kaliya waxaad ku qoraysaa khaanadda raadiska oo halkan aad ka gali karto: