Site icon Daruur درور

Gabar yar ku riyootay awoowe oo dhintay

Su’aasha:

asc walal walashey iga yar oo caruur ah ayaa habeen inta aan lagalin salaada subax waxyar kahor ayaa ayadoo ooneesa soo kacday markaan weydiyayna waxay iisheegty inee kuriyootay awoowe oo dhintay runtii aad ayaan uga naxay gabadhana waa gabar yar 6 ilaa 10 ayee u dhaxeysaa awoowena waa uu xanuunsan yahay oo lugaha ayuu curyaan kayahay walal.

Gabar yar ku riyootay awoowe oo dhintay
Gabar yar ku riyootay awoowe oo dhintay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda awoowahaaga inay isabadali doonto waliba hadduu xanuunsan yahay , aniga kama wado xanuunka lugaha, hadduu xanuun kale jiro, riyada wax la xiriira jiradiisa ayay tilmaamaysaa,  Ilaahay khayr haka dhigo.

Exit mobile version