Gabar yar ku riyootay awoowe oo dhintay
Su’aasha:
asc walal walashey iga yar oo caruur ah ayaa habeen inta aan lagalin salaada subax waxyar kahor ayaa ayadoo ooneesa soo kacday markaan weydiyayna waxay iisheegty inee kuriyootay awoowe oo dhintay runtii aad ayaan uga naxay gabadhana waa gabar yar 6 ilaa 10 ayee u dhaxeysaa awoowena waa uu xanuunsan yahay oo lugaha ayuu curyaan kayahay walal.

Walal xaalada isbadalaysa mafahmin asiga cristrol io xanuunadas ayuu qabaa io neef
Riyada waxay tilmaamaysaa waxa caafimaadkiisa lasoo gudboonaanaya, Ilaahay khayr haka dhigo hana caafiyo