Site icon Daruur درور

Gabar shaarbo leh ceeb ma aha laakin askari muuryaan ayaa ceeb ah

Gabar shaarbo leh ceeb ma aha laakin askari muuryaan ayaa ceeb ah

Gabar shaarbo leh ceeb ma aha laakin askari muuryaan ayaa ceeb ah

Gabar shaarbo leh ma aha wax cusub ceebna ma aha.

dadka qaarkii jirka ayay timo badan ku leeyyihiin.

naago waxaa jiro lugaha iyo gacmaha iyo xabadka timo ku leh waana abuur ilaahay mana aha in lala yaabo arrintaas.

laakin waxaa lala yaabaa marka muuryaan ciidan laga dhigo.

sida laga fahmayo wareysiga lala yeeshtay  gabadha

askarta waxay u baahan yihiin in asluubta loo saxo.

mana garanayaan sida dadka loola dhaqmo

Faaiza dhocob
Faaiza dhocob
Gabadha lagu xadgudbay
Gabadha lagu xadgudbay

Gabar shaarbo leh

Gabadha ma aha in lagu xadgudbo oo sidan loo galo.

si kaste shaarbo ha u lahaato naagta waa la fahmi karaa farqiga u dhexeeya nin y iyo naag.

joogga dumarka uma eka midka nimanka  hablaha.

 

 

socod u gaar ah ay leeyihiin, astaamo badan ayaa jira qaabka loo hadlo dhismaha jirka intaas oo dhan iyadoo aan la fiirinin in hablaha sidan loo bahdilo waa arrin tilmamaysa inay fashilan yihiin ciidanka kuwa isku sheego .

Faiza Dhocob ma aha qoftii ugu horreysay oo xaad ku leh faruuraha ama shaarbo.

dumarka carabta iyo hinidada qaar xitaa garka ayay xaad ku leeyihin qof u malaynayo nin inay yihiin ma jiro.

askarta dhaqancelis ayay u baahan yihiin ee ma aha mushkilada Faiza Dhocob.

Exit mobile version