Gabar shaarbo leh ceeb ma aha laakin askari muuryaan ayaa ceeb ah
Gabar shaarbo leh ma aha wax cusub ceebna ma aha.
dadka qaarkii jirka ayay timo badan ku leeyyihiin.
naago waxaa jiro lugaha iyo gacmaha iyo xabadka timo ku leh waana abuur ilaahay mana aha in lala yaabo arrintaas.
laakin waxaa lala yaabaa marka muuryaan ciidan laga dhigo.
sida laga fahmayo wareysiga lala yeeshtay gabadha
askarta waxay u baahan yihiin in asluubta loo saxo.
mana garanayaan sida dadka loola dhaqmo
Gabadha ma aha in lagu xadgudbo oo sidan loo galo.
si kaste shaarbo ha u lahaato naagta waa la fahmi karaa farqiga u dhexeeya nin y iyo naag.
joogga dumarka uma eka midka nimanka hablaha.