Site icon Daruur درور

Gabar ku riyootay wiil oo macmacaan siinaya

Su’aasha:

Wll aad baan idinkaga mahad celinayaa sida quruxda leh aad noogu soo jawaabtaan.
Gabar ayaa waxey ku riyoota nin usoo dhiibayo weel ey wax macmacan ey ku jiran qofkas oo aad ugu dhoola cadeynayo oone suno ay ka muuqato qaabkiisa riyadas aya kusoo laa labatay
Jazakaallh

Gabar ku riyootay wiil oo macmacaan siinaya
Gabar ku riyootay wiil oo macmacaan siinaya

Jawaabta:

Riyada waxay tusinaysaa gabadhaas inay guursan doonto nin aad u wanaagsan oo nolol fiican la wadaagi doono, haddii ay xaas tahayna waxay heli doontaa nolol aduun midda ugu fiican.

Exit mobile version