Gabar ku riyootay wiil ay jeceshay oo gaari la gadoomay
Su’aasha:
Asc waxa riyooday wiil an jeclahay oo gaari la saaranahay gaariga si fiican u waday markas ku arkay gabar gaariga la hadlay aniga xoga ka miserable kadib shil galay gariga dhana gadomay aniga gortaa kaso baxay ma aqaan bananka daagnay wilki isbitaal geyey waa caawiyey maxe noqon kartaa.
Jawaabta:
Wiilkaas xaalkiisa wuu isbadali doonaa waxayna u eg tahay inaydan is helaynin oo uu naag kale guursan doono sida riyada laga fahmayo, khayr Ilaahay haka dhigo xumaantana Allaah hakaa fogeeyo.