Gabar ku riyootay inan yar oo maro ku duuduuban
Su’aasha:
Asc wll allaha ku barakeyo
Jazakaallh
Waxan ahay gabar waxan arkay riyo waxey ka bilabatay gabar yar oo maro ku duuban wijigeda cadankisa o kaliya ayan arkay weyna jiiftay waxan darensanahay ina aniga dhalay gabadha waxa ii timi naag diriska eh wexena iga qadate warqad dhaqtarka aan ku dhalay maxad oga celi wesay ayan is laha anigane wan ka naxsanay qadasha warqada.
