Site icon Daruur درور

Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa

Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa

Su’aasha:

scw walalayal gabar aan la qabin jir ban ahay anoo kastuumada xiran ayaa nin geedkiisa igu xoqxoqay isaga katuuma ayuu watay biyihii ayaa ka baxay qoyankooda kastuumada ayay iga hlabeen malaga yaaba sidaas inaan uur ku qaado.

Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa
Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa

Jawaabta:

Marka hore falkaas aad sameysay waa fal aad u xun waxaa waajib kugu ah inaad ka towbad keento xumaantaas, waxaad ka walwalsan tahay uur inaad qaaddo laakin uurka cadaabka Alle ayaa ka daran.

Teeda kale ninka asoo kastuumadiisa wato naagtana ay kastuumadeeda xiran tahay oo sidaas ay labada xubin isu saaraan biyaha manida inta badan uur ma keeni karaan, maxaayeelay si toos uma galin biyaha gudaha farjiga gabadha, laakin haddii Alle arrin kuu qadarayo waa suurtagal inaad sidaas uur ku qaaddo.

 

  1. Cadayga iyo caafimaadka ilkaha
  2. Daawo dabiici ah u roon ilkaha iyo gowsaha
  3. Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

 

First of all, that act you did is a very bad act and you must repent for that evil. On the other hand, the man who wears his clothes and the woman who wears her clothes and thus the two members put themselves in the semen usually cannot cause pregnancy. .

Exit mobile version