Site icon Daruur درور

Gabar dabaq sare ee hotel lasoo dumay

Su’aasha:

Asc walaal waxad ii fasirtaan riyo an xalay arkay waxan saarnaa dabaq sare oo hotel ah kadib hutelkii aya ilasoo dumay kaligay ma aheyn ila dadki oo dhan lkin waxba kuma noqon wan ka baxay maxay tahay wll.

Gabar dabaq sare ee hotel lasoo dumay
Gabar dabaq sare ee hotel lasoo dumay

Jawaabta:

Riyada ma fiicna waxay tilmaamaysaa dhib weyn inaad ku dhici doonto khasaaro weyn inay kusoo gaari doonto waliba waxay u badan tahay xagga hantida Ilaahay sharteeda hakaa qabto riyada ma fiicna, waxa  lagaaga baahan yahay inaad Ilaahay ka magangasho sharteeda.

Exit mobile version