Gabadh riyadeedu igu soo noqnoqotay
Su’aasha:
Asc, waxaa had iyo jeer igu soo noqnoqota riyo gabadh aan si toos ah isu naqaano oo aan heblaayo u garanaayo. Gabadhaa mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila joogta, mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila hadlaysa, mar waxaan ku riyoodaa anigoo u galmoonaaya, marna waxaan ku riyoodaa anigoo taataabanaaya. Riyadani waa riyo mar walba aan ku riyoodo oo igu soo laabata. Gabadhani waa gabadh aanu magaalada ku wada nool nahay oo aan heblaayo u garanaayo isla markaana social mediaha ka caan ah. bal ii soo fasira riyadaas.
