Site icon Daruur درور

Fasirka saxarada kala duwan wiil yar oo aan dhalay

Fasirka saxarada kala duwan wiil yar oo aan dhalay

Riyada:

waxan ku riyooday Wiil yar oon dhalay oo saxaroonayaa waliba mid kala duwan mar casaan mar cadan madow yacni kalaro kala duwan bay aheed dadkii ban uyeedhayey waxay wuxu wiilkayku dhigay way iska kay dhaafayeen maxay noqon kartaa ustaad shiikh Alle haku barakeeyo

Fasirka saxarada kala duwan wiil yar oo aan dhalay
Fasirka saxarada kala duwan wiil yar oo aan dhalay

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa arsaaq kala duwan aad heli doonto.

Saraxada ilmaha marka sidaas ay tahay waa arsaaq badan qofka uu helayo.

Waxay u badan tahay cunuggaas dartiisa ayaad ku helaysaa wax fiican

 

This dream describes a variety of sustenance you will receive.

A child’s livelihood in this case is a lot of food for the person who gets it.

It is likely that you will find good things for that child.

 

Halkan ka daawo riyada saxarada

 

Exit mobile version