Site icon Daruur درور

Fasirka riyada naaska oo banaanka usoo baxsan

Fasirka riyada naaska oo banaanka usoo baxsan

Su’aasha:

Asc wllo

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday Naas dumar oo kaliyaha riyada waxan ku arkay naas dumar oo madaxiisa hore uu qawan yahay mana taaban lakiin riiyada ayan ku arkay naaska qeybtiisa hore.

Fasirka riyada naaska oo banaanka usoo baxsan
Fasirka riyada naaska oo banaanka usoo baxsan

Jawaabta:

Naaska wuxuu tilmaamayaa khayr iyo wanaag siiba familkaaga khayrkooda, waayo naaska waxaa lagu tiriyaa astaamaha hooyanimada iyo naxariista, illeen ilmaha yar naasaha ayay ku korayaan, caanaha ayaa ka jaqaan, quruxda iyo naagga ayuu calaamad yahay.

marka riyada naaska qaawan oo dhar aan ku asturnayn oo muuqda waa astaan tusiso saan soo sheegnay

halkaan ayaad ka heli kartaa iyo kale naasaha dumarka la xiriirta:

Anoo gabar naaska ka taabanaya ayaan ku riyooday

Riyada yaraanshaha naasaha dumarka

The breast describes the goodness and goodness of your family, for breastfeeding is considered the characteristics of motherhood and kindness, for the little child grows in the breasts, the milk is better than milk, beauty and woman is a sign.

when the dream of a naked breast in an undressed and visible garment is a sign of what we said

Here you can find women’s breasts related to:

Halkan ka daawo 

Exit mobile version