Fasirka riyada naago qaawan iyo dareenka raaxada
Fasirka dumarka qaawan marka riyo lagu arko ma aha sida loo maleeyo, qofka ku riyoodo gabar qaawan riyadaas waxay tilmaamaysaa waxyaalo badan oo isbadalaya nolosha qofka riyada ku arkay.
riyada dumarka qaawan inta badan waxaa la socda dareen oo kacsi ah ninka riyada gudaheeda ayuu arkayaa asoo kacsan haddii ninka uu isku junuubo riyada waxay noqonaysaa midaan macne lahayn oo shaydaan ayaa kugu cayaaray.
Waa marka aad soo toosto ood isku aragto biyaha manida.
Lakiin haddii aad aragto adoo taabanaya jirka naagta qaawan riyada dhexdeeda oo raaxo dareemaya ama arkaya xubnaheeda xasaaska ah sida naaska ama cambarka ama barida ama caloosha riyadaas waxay yeelanaysaa inaad helayso danta aad leedahay oo fursad ah shaqo ama waxbarasho ama wixii markaas aad ku guda jirto.
