Fasirka riyada madaxweyne lala joogo

Fasirka riyada madaxweyne lala joogo

Riyada:

Waxan daganahy magaalada jigjiga waxan ahay nin reer leh ku dhawaad mudo 4 sano bilaa camal ah waxan riyo ku arkay anigo la jooga madaxweynaha DDS e hada mustafe isago i waraysanaya kadibna qof kudhahaya lacag sii ee bal riyada i fasira

Fasirka riyada madaxweyne lala joogo
Fasirka riyada madaxweyne lala joogo

Fasirka:

Waxay tilmaamaysaa riyada inaad heli doonto fursad qaali ah.

Waa riyo tilmaamayso nolosha aad ku jirto inaad ka baxayso.

oo mustaqbal fiican inaad helayso.

Waa riyo bishaaro ah.

 

Riyada lacagta  halkan ka daawo

 

It points to the dream that you will have a precious opportunity.

It’s a dream that describes the life you’re in to leave.

and a better future to you.

It’s a dream of good news.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More