Fasirka riyada geerida abtiga

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey abtigey oo dhintey balse hadda nool. (RIYADA DHIMASHADA ABTIGA)   Jawaabta: Abtiga wuxuu kula leeyahay xiriir adag waayo wuxuu kaasoo galaa dhanka hooyada sida la og yahay hooyada waa waxa ugu qiime badan dunida aad ka haysato. Riyada abtiga asoo dhintay la arko ma ficna waxat tilmaamaysaa dhibaato lasoo gudboonaanayso … Continue reading Fasirka riyada geerida abtiga