Fasirka riyada galmada habar duq ah

Interpretation of the dream of cohabitation of the old woman

Fasirka riyada galmada habar duq ah

Su’aasha:

Waxan rabaa in layfasiro riya waa sidan wuxu arkay naag habar ah 60 jir  oo kale lagu tiriyo

oo galmo lala sameynayo nagta oo aad u fooxun riyada sidan ah maxa noqon karta kadib macawista biyo badan ayay lahayn riyada kadib.

Fasirka riyada galmada habar duq ah
Fasirka riyada galmada habar duq ah

Jawaabta:

Fasirka riyada galmada dumarka haddii qofka isku junuubo macne ma laha lamana fasiro,

maxaayeelay waa shaydaan kugu cayaaray, qofka marka ay biyaha manida ku bataan jirkiisa riyo ayuu arkaa marka biyo ayaa ka imaanaya,

waxaa laga yaabaa inuu ku riyoodo qof uu kasaayo naag weyn ama gabar ama naag la qabo waxaas oo dhan shaydaan ayaa u sawiraya, marka biyo ayaa ka baxayo.

haddii riyada galmada ay biyo bax gaarto oo qofka si dhab ah uu u biyabaxo fasir ma laha.

 

Riyada awoowe loo galmoonayo

 

The interpretation of the dream of women’s sexual intercourse if the person is in the same group has no meaning and it is not interpreted,

because it is the devil who has played with you, when the sperm water is abundant in his body he sees a dream

when water is coming from him, he may dream of someone who he thinks of an adult woman or a girl

or a married woman all this is portrayed by the devil, when water is going out.

if a sexual dream reaches ejaculation and the person actually ejaculates it has no interpretation.

 

تفسير حلم الجماع الجنسي للمرأة إذا كان الشخص في نفس المجموعة ليس له معنى ولا يتم تفسيره،

لأن الشيطان هو الذي لعب معك، فالشخص عندما يكون ماء السائل المنوي وفيرا في جسده يرى حلما عندما يأتي الماء منه،

قد يحلم بشخص يفكر في امرأة بالغة أو فتاة أو امرأة متزوجة. عندما يخرج الماء.

إذا تم قذف الحلم الجنسي والشخص يقذف بالفعل ، فليس له تفسير.

 

 

 

Riyada galmada hooyada halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More