Fasirka riyada gabdho la haysto oo kufsi ka baqaya
Su’aasha:
Wllo waxaan ku riyoday anigo meel wax laga barto joogo, meshas ay tahay dabaq ka dib dabaqa hostisa waxa araknay nin askari ah o leh ninka mesha iska leh wa la raadinaya wu baxsaday wa la qaban la’ yahay.
ka dib ninki askarigi aha wuu baxay wax yar ka dib ninki aya imaday anago dad badan ah gabdho kaliya nahay ka dib wuxu leyahay iska baxa ka dib aniga iyo 4 gabar kale u leyahay intee u socotan waa niila bahan yahay waa jogaysin marka walal ka dib anago cabsaneyno ayuu wuxuu leyahay mahmahyo ayuu aqrinaya qofki carara wuxu itilamama qofka kale mesha u ku dhuntay saas ayan iga badbaden wuxu damacsan yahay kufsi markas waxan leyhy aniga kama yelayi intay sas dhici lahed dabaqa iska tura marka wllo riyadas maxay tahay.
