Asc shiiqow waxan rabay in aad riyadan ii fasirto ilaa mudo labo sano ah ayaan isku arkayay oo isla riyadaas ah waxan ku riyooday cideyda oo dhan wey iga cararayaan meel mugdi ah ayaa la igaga tagaa waan ka daba qeeylinaaaa family keyga mana is ogi sariirta ayaan ka istaagaa ilaa aan ka taaabto darbiga ii dhaw sida qof meel oo ka baxo raadinaayo ee maxee noqon kartaaa.
Jawaabta:
Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad ka fogaan doonto reerkaaga sidoo kale inaad waayi doonto waxyaalaha kuu qorsheysan oona ay kugu adkaanayso inaad hesho qof ka mid ah ehelkaaga oo meel ku dhow jooga, waxaa dhici karto inaad u safarto dal kale oo aan qof kuu joogin, haddii aad tahay qof doob ah oo aan wali guursanin waxaad guursan doontaa qof oo kaa fogeynaya reerkaaga oo aan jeclayn dadkaaga, ama waxaad sameyn doonta fal ciddaada ay kaaga xanaaqayaan oo ay kaa tagayaan, caiidaada ay kaa caroon doonaan si kaste ha ku qasabtee.
sidoo kale riyada soo noqnoqota inta badan way soo baxdaa haddii aysan ahayn riyo maskaxda mar walbo aad ku haysid.
sidoo kale riyaada waxay noqon kartaa qarow ama dhadhab oo aan macle lahayn
marka Ilaahay khayr haku waafajiyo shartana haka xijaabo,.