Fasirka riyada adoo gabar biyo weyso ku siinayso
Riyada:
Asc
Habeen waxaan ku riyooday anoo gabadh meel biyo ka dhaaminaysay aan wayso waydiistay in ay isiiso, dabadeed caagad yar oo aan sitay ayey wayso iigu shubtay sidaa ayaan ku waysaystay. Markaa waxaan jeclahay in la ii fasiro riyadaas.
