Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso

Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso

Su’aasha:

Single Ayaan ahay hilb karsan anoo cunaya Ayaan ku riyooday oo waliba lafta xaata ruugaya

Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso
Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso

Jawaabta:

Haddii ay ku riyooto gabar doob ah iyadoo hilib karsan cunayso riyada waxay tilmaayasaa inay nin xiriir la yeelanayso, laakin ninkaas rafaad weyn ayay gaarsiinaysaa noloshiisa ayay ciriiri galinaysaa.
sidoo kale ninkaas hantidiisa ayay waxyeelo u geysan doontaa.

waxaa laga yaabaa darteeda inuu u khasaaro weyn u galo.

laakin haddii ay ku riyooto iyadoo hilib suuqa kasoo gadanayso waxay tilmaamaysaa riyadaas inay guursan doonto ninka ay jeceshay.
sidaas ayay ku fasireen culimada riyada fasiro.
fasirka riyada inta badan wuxuu noqonayaa xaalka qofka iyo qaabka uu u arkay riyada.
riyooyinka qaar qaab kale ayay noqdaan marka qof sifo kale leh arko riyada.

marka toos ma aha riyada oo ma aha wax si rasmi ah loo cuskan karo. waa astaan si kaste noqon karta Ilaahay ayaan og dhabta.

 

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

If she dreams of a single girl eating cooked meat, the dream indicates that she will have a relationship with a man, but it will bring great suffering to that man and make his life difficult. it will also harm that man’s property. he may suffer a great loss. but if she dreams of buying meat from the market, it indicates that she will marry the man she loves. This is how scholars interpret dreams. The interpretation of the dream usually depends on the person’s situation and the way he saw the dream. Some dreams take a different form when someone with a different personality sees the dream. so it’s not a dream and it’s not something that can be officially relied upon. It is a symbol that can be in any way God knows the truth.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More