Farxiya Fiska oo Farmaajo fariin u dirtay

Farxiya Fiska oo kusoo qortay baraha bulshada gaar ahaan Facebook.

Fariin ay u dirayso MD Farmaajo oo ay leedahay Fanaaniinta ku dadaal

sidoo kale waxay codsatay in lagu dadaalo soo celinta tiyaatarka qaranka.

maalmahaan baraha bulshada waxaa la wareejinayay hadal ay dheheen dadka Kenyaawi baa yihi hadalkaas oo ahaa in Tiyaatarka qaranka la dhiso.

si kastaba ha ahaatee sheekada meel dheer ayay sal ku leedahay.

Fanaanad Farxiya Fiska iyo Farmaajo
Fanaanad Farxiya Fiska iyo Farmaajo
You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More