Site icon Daruur درور

Ereyada ka bilowdo maqdaca “car” ee afka English

Afka ingiriiska waxaa jira ereyo maqdaca “car” ka bilowdo oo sahal kaaga dhigaya inaad xifdiso ereyadaas, marka qaabkaas ereyada loo xaddido qofka afka baranaya sahal ayay u noqonaysaa barashada luqada, maskaxda waxay qabanaysaa ereyada sidaas loo xaddiday.

Ereyada ka bilowdo maqdaca "car" ee afka English
Ereyada ka bilowdo maqdaca “car” ee afka English

Ereyada iyagoo jadwal ku jira oo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali ayaad halkaan ka arkaysaa.

English

Arabic

Somali

card

بطاقة

kaar

carve

ينحت

qoraya

carton

كرتون

kartoon

carry

يحمل

qaadaya/xambaaraya

career

مهنة

shaqo

carrot

جزر

karooto

carbon

کربون

karboon

care

يهتم

ku dadaalaya

caramel

كراميل

karameel

cardboard

ورق مقوى

warqad adag

cargo

حُمولة

xamuul

caravan

قافلة

gaadiid

Exit mobile version