Site icon Daruur درور

Dayaxmadoobaadka muxuu tilmaamaa

Dayax madoobaadka

Dayax madoobaadka

Dadka caadi ayay u arkaan marka quruxda ama dayaxa madoobaado

laakin arrinta caadi ma aha, waxay tilmaamaan awoodda Ilaahay

waxaa la rabaa in Alle loo noqdo

diinta islaamka waxay fartay in salaad u gaar ah la tukado

Salaadda dayaxmadoobaadka waxaa la dhahaa  Salaad Alkhusuuf   صلاة الخسوف

Salaadda Qorraxmadoobaadka waxaa la dhahaa Salaad Alkusuuf صلاة الكسوف

 

Daawo labadan video

 

 

 

Exit mobile version