Dalaaqa bidciga ma dhacaa mise ma dhacayo

Su’aasha:

Asc wrx wbrt Walaal waxan u bahanahay Suaal dalaaqa bidciga ah Inu dhacayo iyo in kale Walaal dalaaq dhacay jamaac kadib o a uur iyo caado o la helin Isbuuc dalaqa dhacay kadib uur so baxay Dalaaqas ma dhacay Mise ma dhicin Wa ogahay inu bidco yahay Qaabka u ku dhacay iyo qaabka u ku dhicin Jaab insha alaah Waaridka baa nagu leh wa dhacay  Anaga xaqijin ba rabnaa.

Dalaaqa bidciga ma dhacaa mise ma dhacayo
Dalaaqa bidciga ma dhacaa mise ma dhacayo

Jawaabta:

Waa maxay dalaaqa bidciga?
Dalaaqa bidciga waa dalaaqa ninka uu xaaskiisa furayo iyadoo caado qabta ama umul ah ama iyadoo daahir ah laakin uu u galmooday  uurna aan kasoo muuqanin.

Dalaaqa biciga inuu dhacayo iyo kale culimada islaamka way isku khilaafeen dhicitaankiisa.
Culimada siday u badan yihiin waxay qabaan inuu dhacayo laakin ninka uu dambaabayo oo laga rabo inuu xaaska soo celiyo, qaar ka mid ah waxay ka dhigaan soo celinta xaaska inay waajib ku tahay ninka, waxayna daliilsadeen xadiiska Bukhaari iyo muslim ay wariyeen:

Cabdullaahi bin Cumar (RC) inuu furay xaaskiisa iyadoo caado qabta wuxuu amray nabiga (SCW) inuu soo celiyo.
Qayb ka mid ah culimada waxay dhaheen: dalaaqa bidciga ma dhacayo, maxaayeelay Ilaahay ma jideynin mana idmin wax uu baneeyayna ma aha marka sidee buu ku dhacayaa, waxayna u daliilsadeen xadiiiska oranaya:

(من عمل عملاً ليس عليه أمرنا فهو رد)

(qofkii sameeyo camal oo aan arrinkeena ku salaysnayn waa la celinayaa)

Waxay dhaheen: dalaaqa bidciga waa camal diinta khilaafsan marka waa inuusan dhicin dalaaqaas.
Laakin waxaa xoog badan daliilka culimada oranaya dalaaqa bidciga wuu dhacaa maxaayeelay markuu furay Cabdullaahi bin Cumar (RC) xaaskiisa iyadoo caado qabta wuxuu amray aabbihiisa Cumar bin Alakhadaab (RCW) inuu soo celiyo taas waxaa laga qaadanayaa dalaaqa inuu dhacay.

Xaaaladahan oo kale waxaa lagu kala baxaa maxkamad islaami ah laakin hadda adduunka way adag tahay qofka inuu tago maxkamad islaami ah, sidaa awgeed waxaa fiican inuu qaato fatwada daliil ahaan xoog badan.

‌‌الطلاق البدعي المحرم:
1. صفته وهي أن يكون في حيض امرأته، أو في طهر مسها فيه أو يقول أنت طالق، طالق، طالق، أو أنت طالق بالثلاث، أو أنت طالق ثم طالق ثم طالق، أو إن فعلت كذا فأنت طالق، طالق، طالق، أو علي الطلاق ما قلت أو ما فعلت، أو لا أدخل أو ل أخرج مثلا هذه الصيغ الطلاق البدعي المحرم، والذي يجب على كل مؤمن أن يتقي الله فيه ولا يقول أبداً لحرمته وفساده ومخالفته للطلاق الشرعي الذي شرعه الله وبينه رسوله صلى الله عليه وسلم.
2. أحكامه وهي أن الجمهور على وقوع الطلاق البدعي، وخلاف الجمهور من الصحابة والتابعين ومن بعدهم كشيخ الإسلام ابن تيمية وتلميذه ابن القيم الجوزية وسماحة الشيخ عبد العزيز بن باز لا يرون وقوعه، ويقول العلامة الشوكاني في عدم ترجيح وقوع طلاق الثلاث والحاصل أن القائلين بالتتابع1 وقد استكثروا من الأجوبة على حديث ابن عباس رضي الله عنه2، وكلها غير خارجة عن دائرة التعسف، والحق أحق بالاتباع، فإن كانت تلك المحاماة لأجل المذهب السلف فهي أحقر وأقل من أن تؤثر على السنة المطهرة، وأن كانت لأجل عمر بن الخطاب رضي الله عنه، فأين يقع المسكين من رسول اله صلى الله عليه وسلم؟

‌‌صور الطلاق البدعي
وهذه بعض صور الطلاق البدعي فلنتأملها وهي:
1. أن تكون المطلقة حائضة أي في حال حيضها قبل أن تطهر.
2. أن تطلق في طهر جامعها فيه أغتسلت أو لم تغتسل سواء
3. أن يطلقها بالثلاث بلفظ واحد كأن يقول لها أنت طالق بالثلاث أو أنت طالق، ثم طالق، ثم طالق.
4. أن يطلقها بتكرار لفظ الطلاق كأن يقول لها أنت طالق طالق طالق.
5. أن يعلق الطلاق على فعل شيء أو تركه كأن يقول إن فعلت كذا فأنت طالق.
6. الحلف بالطلاق كأن يقول: علي الطلاق أو يلزمني الطلاق إن كان كذا أو كذا

Furiinka hal dalaaq ah naagtii lagu furo saacad kadib mala soo celin karaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More