Site icon Daruur درور

Dad galay guriga Cumar Albashiir kuna seexdeen sariirtiisa video

Qayb ka mid ah shacabka Sudan ayaa waxay galeen guriga madaxweyanah dhacay Cumar Albashiir.
waxay ku dhex wareegeen guriga iyagoo sawiranaya meel kaste ayay gadgaddiyeen.

Dad galay guriga Cumar Albashiir kuna seexdeen sariirtiisa video
Dad galay guriga Cumar Albashiir kuna seexdeen sariirtiisa video

sidoo kale ku dhexboodaya waxay ku seexdeen sariirtiisa yaabka adduunka
waxayna ku dhawaaqayeen xaqeena weeye.
qolka jiifka iyo musqusha iyo meelo badan ayay galeen.
xitaa dharkiisa ayay soo duubeen.
daawo muuqaalka:

Exit mobile version