Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro

Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro

Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro Riyada: Jacelke hore oo kalatakne aya kuriyode ani iyo asiga bashaleno gol kuwada jirno marka sodamesane oo bixi rawo aya hoyo albabka sogaracde asiga wagari ayada albabka kafure sas aya ugubixi albabka. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir cusub ama inaad is arki doontaan adiga iyo wiilkaas. Laakin arrintaas […]

Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo

Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo

Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo Riyada: Asc waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo shekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hadal been oo dadka dhibanayo inaad ku hadli doonto. Waa hadal qalbiga jabinaya oo aad ku hadli doonto. Iska ilaali inaad ku hadasho hadal xun   Halkan ka daawo fasirka riyada timaha […]

Waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa

Waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa

Waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa Riyada: Sheikh waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa oo walaalkay bay dishy aan leeyahay maxay noqon kartaa. Fasirka: Waa naag cadow kugu ah oo aan ku rabin waxaa laga yaabaa inaad isla dooddaan Waliba waxay rabtaa ninkaaga inay xiriir […]

Riyo iyadoo qassab laygu kufsan rabo

Riyo iyadoo qassab laygu kufsan rabo

Riyo iyadoo qassab laygu kufsan rabo Riyada: Waxan ku riyoodaa iyadoo rag badan raban inay qassab igu kufsadan anna aan ka ordayo xalkaan u ordaba iyagoo badan haddana ay i eryanayaan kolba markalena waxan ku riyoodaa iyadoo qassab nin rabo inuu igu guursado ogolaansho la’aantayda oo uu qassab igu guursanayo oon anna diidanahy ma garanayo […]

Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo

Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo

Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo hablo aan wllo nahay waxa na soo weeraray niman waan iska celinay diyarad yar oo ay nagu soo dhex tuuren iyo mindiyo iyo dhagaxan ay nagu […]

Riyada hooyo safar xaj kasoo laabanayso oo xajka nin ku dhimanayo

Riyada hooyo safar xaj kasoo laabanayso oo xajka nin ku dhimanayo

Riyada hooyo safar xaj kasoo laabanayso oo xajka nin ku dhimanayo Riyada: Wll riyadan horna wn kuguso gubiyay 6 cisho ka hor ee iga so jawaab Wxn ku riyooday hooyaday oo safar kaso laabatay fasar xajka ah oon ka hor yaacnay gadhiba siday shandadii laso dajiyay gadhiba siday, kadib waxay I tustay vedio nin meshii […]

Riyada gabar ii dhalatay dhawaan oo la igu leeyahay way dhimatay

Riyada gabar ii dhalatay dhawaan oo la igu leeyahay way dhimatay

Riyada gabar ii dhalatay dhawaan oo la igu leeyahay way dhimatay Riyada: Asc Walaal waxan ku riyooday habeen gabar yar oo dhawan ii dhalatay inay igu tiri xaaskeyga way dhimatay, anigana waan iska ooynaya riyadada dhexdeeda ilin badan way iga socota. maxaa lagu fasir gabar ii dhalatay dhawaan oo la igu leeyahay way dhimatay riyadada […]