Riyo cabsi iyo labo tuug aan arkay

Riyo cabsi iyo labo tuug aan arkay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo sii tagaya meel waxaan sugaya baska aan raaci lahaa waxa I hor socota gabadh waa habeen waan weheshanayay se way iga baqatay way cararatay guri ayay gashay ana waan ka daba galay waxaan idhi kalay waxba kumaan yeelayne waan ku weheshanayaye […]
Riyo dalxiis anoo ku jiro waraabe qabsanaya ilmo

Riyo dalxiis anoo ku jiro waraabe qabsanaya ilmo Riyada: Salaam calaykum macalin waxaan ku riyooday aniga oo u baxay dalxiis family ayaan wada soconay bas 30 qof wada ku tagnay wuu buuxay markaan soo baxayanay waxaan aragnay waraabe cunaya 2 ilmood waan qayliyay ragii xagay tageen ka reeba ilamaha yar waraabaha cidba imay jawabin dhagaxaan […]
Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada

Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada Riyada: Sc sheikh waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada waan baxanay waan soo tukanayay waxaan masaajidka hortiisa ku sii arkay macalimad meel aan ku takado ayaan hore u waayay waan sugay markaan tukaday soo noqday waan garan waayay class […]
Riyada Busta iyo ciidda guriga soo galayso

Riyada Busta iyo ciidda guriga soo galayso Riyada: Waxan ku riyoday Guri waliba qolkayga oo ay Soo gashay bus aad u badan iyo carro waliba anigo iska nadiifiyay sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub oo raaxo leh inaad gali doonto wixii mashaakil jiray inaad ka baxayso inshaa Allaah waa riyo wanaagsan Halkan ka […]
Riyada warqada dhaxalka hooyaday

Riyada warqada dhaxalka hooyaday Riyada: Waxan ku riyooday hooyadey oo Dhulka fadhida meelaha fiirfiirineyso marka la dhahay maxa kugu dhacay waxay dhaheysa warqadan haddey dhunto ama lunto wa dhibato wa warqada dhaxalkeyga iyada ayaa iga maqan haddan wayana ilmaheyga ayaa baahi dileysa warqadana dhaxalka 10 boos melahas baa ku xusan iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada […]
Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan

Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan Riyada: Waxan ku riyadoy anigo masjid ay culumo ka buuxda ku jiro u ka mid aha sh,xusen cali jabuti ka dibna masjidka dhexdisa ayan ku kaadiye lkn kadida ku tala gal igama ahayn wey iga baxsaty ka dib anigo xishonaya ayan ka so baxy masjidka o […]
Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la’

Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la’ Riyada: Sheikh alle haku barakeeyo waxa haben walbo ku riyooda ila haben haben dhifa mahane ano buur dheer Saran oo dad badan buurta dusheeda si fudud uga gudbayan Ana an ka gudbi la.ahay dad ila socday si waxay ugu gudbayan qaybtood ayago jego jego ujiifa a ah […]

